YOUR NEWS PORTAL

Mudug OO yeelatay Gudoomiye Cusub iyo Tigey oo laga Qaaday xilkii Gudoomiye

(BB)Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa gudoomiye cusub ugu magacaabay gobolka Mudug Cabdulqaadir Shire Faarax, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha oo sumadeedu ahayd Tix Lr 35,  7 April 2015.

gudoomiyaha tigey

Saraakiil katirsan madaxtooyada ayaa warsidaha Balibusle u xaqiijiyay warkaan, Waxaana goor dhow saxaafada lasoo gaarsiindoonaa qoraal kasoo baxay madaxtooyada oo lagu shaacindoono isbadalka maamul ee gobolka Mudug

kala soco wixii soo kordha

www.balibusle.com

War iyo Wacaal Maanta
Xulka muuqaaladda
Wargelin & Fariimo gaar ah
Wargelin & Fariimo gaar ah