YOUR NEWS PORTAL

260 Qaxooti Yaman ka yimid ayaa Gaaray saaka Boosaaso

(BB)Waxaa Puntland kusoo yimid  Qoxooti ka imaanaya Dalka Yemen kuwii ugu badnaa marqura kuwaas oo kasoo qaxay  Dagaalada sokeeyo hareeyeen, maanta waxaa Puntland soo gaarey Qoxootigii kor u dhaafaya 260 Qof, kuwasoo si diiran loogusoo dhaweeyey Puntland.

maalmulka dekada boosaos qaxooti doon qaxooti doon.jpg1 qaxooti doon.jpg2 qaxooti doon.jpg3Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland ayaa soo dhaweyey, waxayna Dowlada Puntland ugu baaqdey shacabka Puntland iney gacmo furan kusoo dhaweeyaan shacabka kasoo qaxay Yemen.

weli lama hubo meesha la dejin doono qaxootigaas,Boosaaso ayaa waxaa ay ahayd meelaha ugu badan ee ay ku noolaayeen barakacayaasha iyo qaxootiga Itoobiya ka iaanayay,

kala soco wixii cusub

www.balibusle.com

Xulka muuqaaladda
Wargelin & Fariimo gaar ah
Wargelin & Fariimo gaar ah