YOUR NEWS PORTAL

(Daawo Vedio)Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade oo sheegay in dhul uu leeyay lagu haysto

(BB)Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday Dhul uu leeyahay  oo looga haysto magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir.

Xaabsade oo Saxaafadda kula hadlay Garowe ayaa sheegay inuu haysto cadaymo muujinaya Milkiyada Dhulkiisa,waxaana uu xusay in Ibraahim Saalax oo ka mid ah Guddiga khilaafaadka Muqdisho uu doonayo inuu Dhulkiisa siiyo Haweenayda haystay mudadii lagu jiray burburka.

Xaabsade ayaa ka mid ah Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sida Sharci-darada ah Dhulkooda iyo Huryahooda loogu haysto Muqdisho.

Xulka muuqaaladda
Wargelin & Fariimo gaar ah
Wargelin & Fariimo gaar ah