YOUR NEWS PORTAL

Juventus oo ka badisay Real Madrid caawa 2-1 Champions League.

(BB) Cayaartii caawa ayaa ahayd mid aad u xiiso badan taas oo ay daawanayaeen malyuumaad jecel cayaaraha Yurub.OK---Juventus

inkastoo ay labada koox Juventus iyo Real Madrid ay labaduba ahaayeen kooxo horay u yimid heerkaan samifinalka haddana waxaa meesha ka muuqatay in kooxda martidaloo yahay ee Javantus ay muujisay in ay iyadu caawa si adag u la cayaartay kooxda kale ee Real Madrid. si kastaba waxaa daqiiqadii 9aad dhalshay goosha koowaad 1-0 Alvaro Morata  haka daqiiqada 27 uu u dhalshay Real Madrid 1-1 Cristiano Ronaldo

laakiise waxaa goosha guusha udhalshay  javuntus daqiiqada 58 laacibka weerar yahaynka u ah.  Carlos Tevez halkaasna ay ku dhamaatay 2-1.

kala soo wixii cusub

www.balibusle.com

War iyo Wacaal Maanta
Xulka muuqaaladda
Wargelin & Fariimo gaar ah
Wargelin & Fariimo gaar ah